cheap cigarettes sorry.
Gedoweb Online
Welcome to Gedoweb Online
Welcome to Gedoweb Online

Information (Waraysiyada)
  





 
4:00PM 
7:00PM
 8:00PM
BBC L. Afka Soomaaliga
Balanbal.net
Bilaajo
Borama N Network
 
Boocame
Boondheere
Bartamaha

Baafin.com
Dayniile
Dar-Alhijra
Doollo
Dulmane.com
Dadkeyga.com

Dhahar
Deeyoo
DjiboutNet
Diinsoor
DayniileOne

Gedonews.com (Gedo News)
Gedoweb

GedoMedia 
Gedoonline
Garowe Online
Geeska Afrika
Goobjoog
Hobyonet 
Homeland.Net
Hiiraan State
Hiiraan Center
Halgan.net
Hadhwanaag News
Halgannews
HornAfrik Online

Ilaqosal
Ilamos

Jowhar.com
Jijigawe
Jannaale
Jiimonet


KASMO
Kilili 5aad

Lughaya
Laasqoray

Saadaal Media (Saadaal.com)
 
Nin sigtay Ma Noola: Mooshinkii la Laalay Maxaa xigi Doona?
Gedoweb Online Mogadishu
Thursday, May 23 @ 00:12:56 EDT
RW soomaaliya Saacid Shirdoon waxaa uu qarka u istaagay in uu xilkiisa ku waayo cod maanta loo balansanaa in laga doodo, taasoo suurtagali wayday ka dib markii gudoomiyaha baarlamaanka Mudane Jawaari uu sheegay inaysan jirin kooram dhamaystiran oo cod qaada
(Read More... | 1612 bytes more | Score: 0)
Ma Jirtaa in taliyihi Ciidanka Gedo Col Jamaal Sarey La Badalay, Xiisadna Kentay
Gedoweb Online Mogadishu
Wednesday, May 22 @ 23:43:32 EDT
wWarar aanan la xaqiijin ayaa sheegaya in dowladda Soomaliya ay ka wado dhibaato ba'an oo soo jiidi karta in ciidamada ku socda magaca dowladda ee mudada dheer ugu jiray dhufaysyada si ay u difaacaan dalkooda in  ay baneyaan goobahaas.
(Read More... | 1120 bytes more | Score: 0)
Jubbaland State Kama Go'ayso Soomliya: Warbixin ay KTN soo Diyaarisay
Gedoweb Online Mogadishu
Wednesday, May 22 @ 23:33:10 EDT
Warbixintaan KTN TV Channel ay soo diyaarisay ayaa looga waramayaa xaaladda Soomaliya guud ahaan caqabadaha haysta dowladda Federalka Soomaliya iyo waliba dhismaha Jubba land State oo samayskiisa loo fadhiyey muddo 4  sano ah
(Read More... | 905 bytes more | Score: 0)
Dowladda Itoobiya oo Cadaysay Mowqifkeeda KU aaddan Jubbaland State
Gedoweb Online Mogadishu
Wednesday, May 22 @ 23:19:26 EDT
Afhayeenka Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Getachew Reda oo wareysi siiyay idaacada VOA ayaa ka hadlay arrinta Jubbaland iyo doorka IGAD. Afhayeenka ayaa la weydiiyay mowqifka dowlada Ethiopia ee Jubooyinka wuxuuna afhayeenku ku jawaabay in xukuumadda Ethiopia ay taageersan tahay hanaan xaqiijiya in soomaalidu aanay dib ugu noqonin qaskii iyo colaadii soo rogaadiyay labaatankii sano ee la soo dhaafay.
(Read More... | 930 bytes more | Score: 0)
Xukuumadda Somalia oo qorshaynayso inay wadahadalsiiso Garabyada Kismaayo.
Gedoweb Online Mogadishu
Wednesday, May 22 @ 02:17:35 EDT
Wakaaladda Wararka Reuters ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay wada hadal ku dhamaynayso dhibaatada xaga maamulka ah ee xilligaan ka taagan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbadda hoose.
(Read More... | 2070 bytes more | Score: 0)
RW Saacid oo maanta Baarlamaanka Hortagaya Si uu Codka kalsonida u Waydiisto
Gedoweb Online Mogadishu
Wednesday, May 22 @ 02:04:19 EDT
Saakay oo Arbaco ah, waxaa lagu wadaa in Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, uu hortago baarlamanka Soomaaliya, si uu codka Kalsoonida u weydiisto. Ra’iisul wasaaraha aya Xilibaanada qaar u sheegay inuu maanta hortagayo baarlamanka, islamarkaasna uu codka Kalsoonida weydiisto.
(Read More... | 1338 bytes more | Score: 0)
Degmada Doolow, Gedo oo Loo magacabay Caasimadda 2-aad ee Jubbaland State
Gedoweb Online Mogadishu
Wednesday, May 22 @ 01:59:33 EDT
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka socda Kulamo isdaba joog ah oo dhexmaraya Masuliyiinta Maamulka Jubbaland State. Kulamadaan ayaa waxaa loga hadlayay dhamastirka Maamul goboleedka Jubbaland oo ay ugu horayso so xulida 66 da xildhibaan ee uu ka kooban yahay barlamanka Jubbaland State ayado lagu salaynaayo qaabka uu qorayo dasturka Jubbaland ee ah in Dagmo walba ay yeelato 4 xildhibaan.
(Read More... | 1752 bytes more | Score: 0)
Hilowle: Hiiraale Muqdisho ayan ka maqalna buunbuiskisa, Kismayo Waxas ma yaalan
Gedoweb Online Mogadishu
Wednesday, May 22 @ 01:40:13 EDT
Xildhbiaan Hilowle oo ka mid ah xildhibaanadii hore ee DKMG ee dowladda Soomaliya iminkana ku sugan magaalada Kismaayo kana mid ah ragga ay taariikhdu xusi doonto ee ka qaybqaatay dhismaha maamulka Jubbaland State ayaa waraysi siiyey idaacadda Sadaal Media, ayaa sheegay in dhamaystirkii maamulka Jubbaland State ay meel fiican marayso
(Read More... | 1286 bytes more | Score: 0)
Taliyaha Aaga degmada Luuq Diyaad Cabdi oo Taageeray Madaxweyne Axmed Madoobe
Gedoweb Online Mogadishu
Tuesday, May 21 @ 13:27:33 EDT
Diyaad Cabdi Kaliil oo kamid ah Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa soo dhaweeyay Maamulka Jubbaland ee dhawaan loo doortay inuu Madaxwayne ka noqdo Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).
(Read More... | 1395 bytes more | Score: 0)
Magaalada Kismaayo oo Noqotay Xujadii Xukunka Madaxwayne Xasan Sheekh
Gedoweb Online Mogadishu
Tuesday, May 21 @ 02:40:07 EDT
Loolanka Siyaasadeed ee ka taagan DF ee Soomaaliya ee uu Hogaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Iyo Maamul Gobaleedka Cusub ee Jubbaland State ee Madaxwaynaha loo doorey 15 May Axmed Maxamed Islaam ayaa Dhiblomaasiyiintu reer Galbeed ku fasireen inuu yahay Xujadda hortaagan Madaxwaynaha Soomaaliya.
(Read More... | 1409 bytes more | Score: 0)
Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland State Gen Fartaag iyo dhamaystirka Maamulka
Gedoweb Online Mogadishu
Tuesday, May 21 @ 02:21:48 EDT
Gen C/laahi Sh Ismaaciil Fartaag, madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State oo idaacaha maanta la hadlay ayaa sheegay in maamulkiisa dhawaan uu dhamaystiri doono dhawaan sida ugu dhaqsaha badan, laakin marka hore la soo dhisi golaha Shacabka ee dowlad goboleedka Jubbaland
(Read More... | 1065 bytes more | Score: 0)
Taliyaha Booliska ee Kismaayo Col Sugow ayaa sheegay in Amaanka la adkeeyey
Gedoweb Online Mogadishu
Tuesday, May 21 @ 02:10:01 EDT
Taliyaha Ciidanka booliska ee magaalada Kismaayo, ee Jubbaland State Col Maxamed Buulle Sugow  oo saxaafadda u waramayey ayaa sheegay in magaalada Amaankeda la adkeeyey isla markaasna ay sameeyeen howlgallo lagu sugayey Amaanka
(Read More... | 1082 bytes more | Score: 0)
Xildhibaano sheegay inay la xisaabtamayaan Madaxtooyada Mooshinkana wadayaan
Gedoweb Online mogadishu
Monday, May 20 @ 02:03:51 EDT
Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanada mowshinka ka wada Xukuumadda soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in cadaatay in is hortaagii lagu sameeyay Shirarka Xildhibaanada uu ahaa amar kasoo baxay Xafiiska Madaxtooyada.
(Read More... | 960 bytes more | Score: 0)
Kismaayo oo Saaka Lagu Arkayay Ciidamo Police ah oo Direys Cusub gashan
Gedoweb Online mogadishu
Monday, May 20 @ 01:53:41 EDT
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Magaala Madaxda Gobolka jubada Hoose ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka magaaladaas lagu arkay Ciidamo Boliis ah oo gashan Direys Cusub oo ay ku qoran tahay Boliska Jubba land.
(Read More... | 1434 bytes more | Score: 0)
Madaafiic xalay lagu weerayay Madaxtooyada Soomaaliya
Gedoweb Online mogadishu
Monday, May 20 @ 01:46:32 EDT
Waxaa xalayto Magaalada Muqdisho laga maqlay dhawaqa madaafiic xoogan oo lagu soo tuuray Madaxtooyada Soomaaliya.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in madaafiicda lagu soo tuuray Madaxtooyada Soomaaliya ay gaarayaan ilaa 10 madfac kuwaasi oo qaarkood ku dhacay hareeraha madaxtooyada

(Read More... | 879 bytes more | Score: 0)
IGAD, Madaxweynaha Jubaland iyo Madaxweynaha Federalka oo Ethipia ku kulmi doona
Gedoweb Online mogadishu
Monday, May 20 @ 01:42:43 EDT
Ka dib dadaalo dheer iyo xog aruurin badan oo ay sameeyeen guddiga xaqiiqo raadinta ee Kismaayo dhawaan tagay, ayaa dib u laabtay iyagoo warbxiintooda u gudbin doona dowladaha IGAD isku bahaystay.

(Read More... | 1125 bytes more | Score: 0)
Wafdigii IGAD oo Col Hiiraale u yeeray, kulana kulmaya Hotel Cas-Caseey
Gedoweb Online Admin
Sunday, May 19 @ 06:20:09 EDT
Col Hiiraale oo beryahanba ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa saaka Wafdiga ka socda dowladaha IGAD u yeereen iin uu yimaado Hotel Cas-Caseey ee Magaalada Kismaayo, si ay u ogaadaan ujeedada safarkiisa, iyo caana isku shubkiisa uu sheegay inuu yahay Madaxweyne

(Read More... | 1545 bytes more | Score: 0)
Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Gen Fartaag oo Warbixiyey Kulankii IGAD
Gedoweb Online Admin
Sunday, May 19 @ 04:39:26 EDT
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Gen Fartaag ayaa Saxaafadda kala hadlay wafdigii IGAD oo beryahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo. Madaxweyne Ku xigeenka yaa arimo badan ka hadlay
(Read More... | 1931 bytes more | Score: 0)
BARRE, FARTAAG IYO AW-LIBAAXOOW DHEGIHIINA II FURA By Caanogeel
Gedoweb Online Admin
Sunday, May 19 @ 02:07:20 EDT
Waxaa lagama maarmaan ah in taariikhdii ku soo martay aad wax ka barato, sida quraankuba uga sheego umatu Mohamed (SCW) waxay soo mareen umadihii ka horeeyey.Tusaale reer Thamud, reer Caad iyo Fircoon iyo meesheey ku danbeeyeen.
(Read More... | 2971 bytes more | Score: 0)
Somali PM to face confidence vote
Gedoweb Online Admin
Sunday, May 19 @ 01:59:13 EDT
Somalia's prime minister is expected to face a vote of confidence next week, lawmakers said on Friday, and backers of the challenge said they were frustrated with the pace of political reform.
Prime Minister Abdi Farah Shirdon Saaid heads a fledgling government Western capitals say is the best the strifetorn country has had for decades, determined to improve security, impose the rule of law and end corruption.
(Read More... | 3280 bytes more | Score: 0)
Old Articles (Wararkii Hore)

Sunday, May 19
· Xaflad Lagu Taageerayo Jubbaland State oo Ka Dhacaysa MInneapolis, Minnesota
· Prof Gaandi oo ka Tanasulay, una Tanasulay Doorashadii Madaxweyna Axmed Madoobe
· Gen Gabre oo Wakiil ka ah Dowladda Ethiopia oo Kismaayo Ku sugan
Saturday, May 18
· Xildhibaanadii Mooshinka ka Keenay RW Saacid oo Shir laga hor istaagay
· Gudigii Xaqiiqo raadinta ee IGAAD oo Kismaayo sooo garay iyo Madaxda
· Gabar yar oo uu hayo xanuun mucjiso ah oo u baahan gargaar deg deg ah
· Ex Xildhibaan Hilowle oo Cambaareyey Mawqifka Dowladda ee Kismaayo
· Dhalinyaradii DF u Dirtay Kismaayo oo lagu Amray inay Muqdisho ku soo Noqdaan
· Wafdi ka socda Urur Gobaleedka IGAD oo maanta tagaya Magaalada Kismaayo
· Madaxweyne xigeenka Jubbaland Fartaag 14 Cisho Maamulku Wuu Dhamaystirmi Doonaa
· C/nasir Seeraar: Qaswadayaasha Kismayo Ku Sugan gacan bir baan ku Qabanaynaa
· Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Gen Fartaag in Saa lagu Doorto IGAD Baa ka Talisay
· Jaaliyad DDSI ee mareykanka oo u hambalyeyey madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe
Friday, May 17
· Tirada Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keenay RW Saacid Shirdoon oo sii kordhaya
Thursday, May 16
· Banaanbaxyo Lagu taageerayo Doorashada Madaxweyne Axmed Madoobe o Ka Dhacay Gedo
· Madaxweyne Axmed Madoobe oo Magacaabay Madaxweyne Ku Xigeenkiisa
· Sheekh Maxamed Yusuuf Aw-libaax, Doorashadii Axmed Madoobe mid Xalaal ah ayay ah
· Col Hiirale: maamulkaygu Waxaa uu ka shaqayn doonaa dhamaan Jubooyinka
· Nasiibka Jubbaland,Doqonimada Axmed Madoobe, iyo Soo Noolaashaha Col Hiiraale
Wednesday, May 15
· dhaq-dhaqaaqyo Ciidan ee labada garab oo caawa laga dareemyo Kismaayo

Older Articles

 
Barnaamijyo













Gudoomiyaha degmada Doolow Mr Janan oo Dhiig cusub ku shubay Jubbaland State












Shirkii Doolow ee Gudoomiyayaasha Gedo, nabadoono iyo Mas'uuliyiin Sare
 









Shirkii Jaraa'id ee Gudomiyaha Gobolka Gedo Mudane Fareey ku qabtay Hotel Tawakal ee Kismaayo













-Advice to New Somali Government-do no harm by Abdulqafar Abdullahi
-The New Governor of the Central Bank of Somalia’s Nearly Impossible Mission














_














Isaamic Prayer Time (Waqtiyada Salaadda)

 
Mathematical Miracle of Quran
Search (Raadi)


Big Story of Today
Today's most read Story is:

Nin sigtay Ma Noola: Mooshinkii la Laalay Maxaa xigi Doona?
Gedoweb Online is your trusted news site
PHP-Nuke Copyright © 2005 by Francisco Burzi. This is free software, and you may redistribute it under the GPL. PHP-Nuke comes with absolutely no warranty, for details, see the license.
Page Generation: 1.06 Seconds