<div style="display:none">
</div><?xml version="1.0" encoding="ISO-8859-1"?>

<!DOCTYPE rss PUBLIC "-//Netscape Communications//DTD RSS 0.91//EN"
 "http://my.netscape.com/publish/formats/rss-0.91.dtd">

<rss version="0.91">

<channel>
<title>Gedoweb Online</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index</link>
<description>Gedoweb Online</description>
<language>en-us</language>

<item>
<title>Wafdigii IGAD oo Col Hiiraale u yeeray, kulana kulmaya Hotel Cas-Caseey</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3886</link>
<description>&lt;div&gt;&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://waamonews.com/wp-content/uploads/2010/09/hiiraale.jpg&quot; width=&quot;153&quot; height=&quot;123&quot;&gt;Col Hiiraale oo beryahanba ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa saaka Wafdiga ka socda dowladaha IGAD u yeereen iin uu yimaado Hotel Cas-Caseey ee Magaalada Kismaayo, si ay u ogaadaan ujeedada safarkiisa, iyo caana isku shubkiisa uu sheegay inuu yahay Madaxweyne &lt;/div&gt;&lt;br&gt;</description>
</item>

<item>
<title>Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Gen Fartaag oo Warbixiyey Kulankii IGAD</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3885</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://www.ctlawinfogroup.com/wp-content/uploads/2011/08/Breaking_news-620x3301.jpg&quot; width=&quot;160&quot;&gt;Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Gen Fartaag ayaa Saxaafadda kala hadlay wafdigii IGAD oo beryahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo. Madaxweyne Ku xigeenka yaa arimo badan ka hadlay</description>
</item>

<item>
<title>BARRE, FARTAAG IYO AW-LIBAAXOOW DHEGIHIINA II FURA By Caanogeel</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3884</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://1.bp.blogspot.com/-NTBUel7BCh4/TffLEe8RSqI/AAAAAAAASG0/zLDPFSq8U_M/s1600/opinion.gif&quot; width=&quot;144&quot; height=&quot;126&quot;&gt;Waxaa lagama maarmaan ah in taariikhdii ku soo martay aad wax ka barato, sida quraankuba uga sheego umatu Mohamed (SCW) waxay soo mareen umadihii ka horeeyey.Tusaale reer Thamud, reer Caad iyo Fircoon iyo meesheey ku danbeeyeen.</description>
</item>

<item>
<title>Somali PM to face confidence vote</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3883</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://www.keydmedia.net/images/sized/article-images/Saacid-620x330.JPG&quot; width=&quot;160&quot;&gt;Somalia's prime minister is expected to face a vote of confidence next week, lawmakers said on Friday, and backers of the challenge said they were frustrated with the pace of political reform. &lt;div class=&quot;arcticle_text&quot;&gt;Prime Minister Abdi Farah Shirdon Saaid heads a fledgling government Western capitals say is the best the strifetorn country has had for decades, determined to improve security, impose the rule of law and end corruption. &lt;/div&gt;</description>
</item>

<item>
<title>Xaflad Lagu Taageerayo Jubbaland State oo Ka Dhacaysa MInneapolis, Minnesota</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3882</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/05/jubaland-flyer-for-web1.jpg&quot; width=&quot;135&quot; height=&quot;134&quot;&gt;Xaflad lagu soo dhawaynayo Maamulka Cusub ee Jubbaland State ayaa dhici doona magaalada Minneapolis, MN. Waxaa dadwaynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Jubbaland lagu wargalinayaa inay ka soo qaybgalaan xafladaas.&lt;br&gt;Hoos ka daawo xilliga iyo meesha ay ka dhacayso xafladaan.</description>
</item>

<item>
<title>Prof Gaandi oo ka Tanasulay, una Tanasulay Doorashadii Madaxweyna Axmed Madoobe</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3881</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2013/01/Prof_-Mohamed-Abdi-Ghandi.jpg&quot; width=&quot;142&quot; height=&quot;125&quot;&gt;Prof Gaandi oo ahaa musharax u taagan xilka Madaxweynanimada Jubbaland ayaa sidoo kale tanasulay, isagoo ilaalinaya midnimada iyo amniga Gobolada Jubboyinka. Prof Gaandi oo lagu xasuusto dhisiddii Maamul goboleedka lagu magacaabi jiray Azania ayaa ka mid ahaa ragga sida aadka loogu tuhmayey inuu ku soo baxo doorasho ka dhacdo halkaan.</description>
</item>

<item>
<title>Gen Gabre oo Wakiil ka ah Dowladda Ethiopia oo Kismaayo Ku sugan</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3880</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://nazret.com/blog/media/blogs/new/ethiopian_commander_somalia.jpg&quot; width=&quot;160&quot;&gt;Wafdigii xaqiiqo raadinta ee IGAD ee maanta yimid Kismaayo ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu la socday Gen Gabre oo ahaa Taliyaha Ciidanka Itoobiya ee Soomaliya soo galay xilligii Madaxweyne C/laahi Yusuf.</description>
</item>

<item>
<title>Xildhibaanadii Mooshinka ka Keenay RW Saacid oo Shir laga hor istaagay</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3879</link>
<description>&lt;div&gt;&lt;a href=&quot;http://www.youtube.com/watch?v=2d51ugFhVTQ&amp;feature=player_embedded#!&quot;&gt;&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;images/mooshin.jpg&quot; width=&quot;160&quot;&gt;&lt;/a&gt;Xildhibaanadii dowladda Soomaliya oo kal hore mooshin ka keenay ra'isul Wasaare Saacid shirdoon ayaa sheegay in ay hotel ay ku shiri lahaayeen Xildhibaano gaaraya 110 lagu hor istaagay ciidamana La Keenay &lt;img border=&quot;0&quot; src=&quot;http://dayniilecom.com/index_files/new1.gif&quot;&gt;&lt;/div&gt;&lt;br&gt;</description>
</item>

<item>
<title>Gudigii Xaqiiqo raadinta ee IGAAD oo Kismaayo sooo garay iyo Madaxda</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3878</link>
<description>&lt;div&gt;&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://waamonews.com/wp-content/uploads/2013/04/IGAD.gif&quot; width=&quot;172&quot; height=&quot;119&quot;&gt;Waxaa goor aan sidaas u sii fogeyn soo caga dhigtay garooonka diyaaradaha ee Magaalada kismaayo Wafdigii xaqiiqo raadinta ahaa ee IGAAD ay u soo dirtay Magaaloyinka Muqdisho iyo Kismaayo.&lt;/div&gt;&lt;br&gt;&lt;div&gt;Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminayay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAAD Eng Maxbuub Macalin waxaayna u socdaan in ay kulamo kala duwan la qaatan Maamulka Jubbaland iyo Qaybaha kala duwan e Bulashada Jubbaland sida Siyaasiyiinta, Odayaasha Dhaqanka,iyo Aqonyahanada.&lt;/div&gt;</description>
</item>

<item>
<title>Gabar yar oo uu hayo xanuun mucjiso ah oo u baahan gargaar deg deg ah</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3877</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://www.allgedo.com/newswire/wp-content/uploads/2013/05/Sawir-Dhibane-Nasro-Sh-Maxamed-2-280x500.jpg&quot; width=&quot;142&quot; height=&quot;141&quot;&gt;Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 18 bisha Maay, 2013 oo ah maalin Sabti ah ayaan booqanay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, qolka lixaad, qeybta Recovery-ga ee ugu dambaysa dhismaha cusub ee isbitaalka waqtigaas oo aan u kuur galaynay xaalada gabadh Soomaaliyeed oo laga dayrinayo, taasoo uu hayo xanuun mucjiso ah oo aan horey loogu arag qof Soomaali ah oo uu xanuunkaas oo kale horey ugu dhacay markii aanu wareysanay intii aanu haleeli karnay.</description>
</item>

</channel>
</rss>