| Information (Waraysiyada) |
| |
|
|
Xildhibaano sheegay inay la xisaabtamayaan Madaxtooyada Mooshinkana wadayaan
|
|
|
| |
Gedoweb Online mogadishu Monday, May 20 @ 02:03:51 EDT |
|
 |
 |
 |
Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanada mowshinka ka wada Xukuumadda soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in cadaatay in is hortaagii lagu sameeyay Shirarka Xildhibaanada uu ahaa amar kasoo baxay Xafiiska Madaxtooyada. |
|
|
|
|
|
|
Kismaayo oo Saaka Lagu Arkayay Ciidamo Police ah oo Direys Cusub gashan
|
|
|
| |
Gedoweb Online mogadishu Monday, May 20 @ 01:53:41 EDT |
|
 |
 |
 |
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Magaala Madaxda Gobolka jubada Hoose ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka magaaladaas lagu arkay Ciidamo Boliis ah oo gashan Direys Cusub oo ay ku qoran tahay Boliska Jubba land. |
|
|
|
|
|
|
Madaafiic xalay lagu weerayay Madaxtooyada Soomaaliya
|
|
|
|
|
IGAD, Madaxweynaha Jubaland iyo Madaxweynaha Federalka oo Ethipia ku kulmi doona
|
|
|
|
|
Wafdigii IGAD oo Col Hiiraale u yeeray, kulana kulmaya Hotel Cas-Caseey
|
|
|
|
|
Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Gen Fartaag oo Warbixiyey Kulankii IGAD
|
|
|
| |
Gedoweb Online Admin Sunday, May 19 @ 04:39:26 EDT |
|
 |
 |
 |
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Gen Fartaag ayaa Saxaafadda kala hadlay wafdigii IGAD oo beryahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo. Madaxweyne Ku xigeenka yaa arimo badan ka hadlay |
|
|
|
|
|
|
BARRE, FARTAAG IYO AW-LIBAAXOOW DHEGIHIINA II FURA By Caanogeel
|
|
|
| |
Gedoweb Online Admin Sunday, May 19 @ 02:07:20 EDT |
|
 |
 |
 |
Waxaa lagama maarmaan ah in taariikhdii ku soo martay aad wax ka barato, sida quraankuba uga sheego umatu Mohamed (SCW) waxay soo mareen umadihii ka horeeyey.Tusaale reer Thamud, reer Caad iyo Fircoon iyo meesheey ku danbeeyeen. |
|
|
|
|
|
|
Somali PM to face confidence vote
|
|
|
|
|
Xaflad Lagu Taageerayo Jubbaland State oo Ka Dhacaysa MInneapolis, Minnesota
|
|
|
| |
Gedoweb Online Admin Sunday, May 19 @ 01:47:57 EDT |
|
 |
 |
 |
Xaflad lagu soo dhawaynayo Maamulka Cusub ee Jubbaland State ayaa dhici doona magaalada Minneapolis, MN. Waxaa dadwaynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Jubbaland lagu wargalinayaa inay ka soo qaybgalaan xafladaas. Hoos ka daawo xilliga iyo meesha ay ka dhacayso xafladaan. |
|
|
|
|
|
|
Prof Gaandi oo ka Tanasulay, una Tanasulay Doorashadii Madaxweyna Axmed Madoobe
|
|
|
| |
Gedoweb Online Admin Sunday, May 19 @ 01:38:12 EDT |
|
 |
 |
 |
Prof Gaandi oo ahaa musharax u taagan xilka Madaxweynanimada Jubbaland ayaa sidoo kale tanasulay, isagoo ilaalinaya midnimada iyo amniga Gobolada Jubboyinka. Prof Gaandi oo lagu xasuusto dhisiddii Maamul goboleedka lagu magacaabi jiray Azania ayaa ka mid ahaa ragga sida aadka loogu tuhmayey inuu ku soo baxo doorasho ka dhacdo halkaan. |
|
|
|
|
|
|
Gen Gabre oo Wakiil ka ah Dowladda Ethiopia oo Kismaayo Ku sugan
|
|
|
| |
Gedoweb Online Admin Sunday, May 19 @ 01:29:08 EDT |
|
 |
 |
 |
Wafdigii xaqiiqo raadinta ee IGAD ee maanta yimid Kismaayo ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu la socday Gen Gabre oo ahaa Taliyaha Ciidanka Itoobiya ee Soomaliya soo galay xilligii Madaxweyne C/laahi Yusuf. |
|
|
|
|
|
|
Xildhibaanadii Mooshinka ka Keenay RW Saacid oo Shir laga hor istaagay
|
|
|
|
|
Gudigii Xaqiiqo raadinta ee IGAAD oo Kismaayo sooo garay iyo Madaxda
|
|
|
|
|
Gabar yar oo uu hayo xanuun mucjiso ah oo u baahan gargaar deg deg ah
|
|
|
| |
Gedoweb Online mogadishu Saturday, May 18 @ 15:02:42 EDT |
|
 |
 |
 |
Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 18 bisha Maay, 2013 oo ah maalin Sabti ah ayaan booqanay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, qolka lixaad, qeybta Recovery-ga ee ugu dambaysa dhismaha cusub ee isbitaalka waqtigaas oo aan u kuur galaynay xaalada gabadh Soomaaliyeed oo laga dayrinayo, taasoo uu hayo xanuun mucjiso ah oo aan horey loogu arag qof Soomaali ah oo uu xanuunkaas oo kale horey ugu dhacay markii aanu wareysanay intii aanu haleeli karnay. |
|
|
|
|
|
|
Ex Xildhibaan Hilowle oo Cambaareyey Mawqifka Dowladda ee Kismaayo
|
|
|
| |
Gedoweb Online mogadishu Saturday, May 18 @ 12:24:12 EDT |
|
 |
 |
 |
Siyaasiga Hilowle Aadan Maxamuud oo kamid ahaa ragii gacanta ku hayay Shirkii Kismaayo ee lagu dhisay Madaxwaynaha Maamul goboleedka Jubbaland garabka Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inaysan u wajihin arinta Kismaayo si dowladd nimo isla markaana ay u egtahay mid ay ka guuxayso sida uu sheegay Cadiifad Qabiil. |
|
|
|
|
|
|
Dhalinyaradii DF u Dirtay Kismaayo oo lagu Amray inay Muqdisho ku soo Noqdaan
|
|
|
| |
Gedoweb Online mogadishu Saturday, May 18 @ 03:52:33 EDT |
|
 |
 |
 |
Dhalinyaradii yar-yarayd (Freshman politicians) ee ay dowladdu Federaalku u Soo dirtay Magaalada Kismaayo, kuna tilmaantay (Fact finding committee) ayaa lagu soo wwaramayaa inay garan la'yihiin meel ay wax ka qabtaan, iyagoo ugu dambayn loo arkay inay yihii koox dan gaar ah leh, fulinaysana fikirka Dowladda Muqdisho iyo inay is afgaran waa ka sii dhex abuurto shacabka reer jUbblaland |
|
|
|
|
|
|
Wafdi ka socda Urur Gobaleedka IGAD oo maanta tagaya Magaalada Kismaayo
|
|
|
| |
Gedoweb Online mogadishu Saturday, May 18 @ 03:29:12 EDT |
|
 |
 |
 |
Wafdigaan oo ka ambabaxaya Magaalada Muqdisho ujeedkoodana uu yahay xaqiiqo raadin ku saleysan arimaha Jubbooyinka ayaa waxa ay kulamo kala duwan la qaadan doonaan madaxda maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo. |
|
|
|
|
|
|
Madaxweyne xigeenka Jubbaland Fartaag 14 Cisho Maamulku Wuu Dhamaystirmi Doonaa
|
|
|
| |
Gedoweb Online mogadishu Saturday, May 18 @ 03:23:37 EDT |
|
 |
 |
 |
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland State Gen Fartaag ayaa sheegay in uu dhamaaday maamulkii Jubbaland State qabanqaabada doorashooyin muddo badan socday, isagoo madaxweyne ku xigeenku sheegay in la maamulka la dhamaystiri doono muddo 14 cisho gudahood ah |
|
|
|
|
|
|
C/nasir Seeraar: Qaswadayaasha Kismayo Ku Sugan gacan bir baan ku Qabanaynaa
|
|
|
| |
Gedoweb Online mogadishu Saturday, May 18 @ 03:12:09 EDT |
|
 |
 |
 |
Afhayeenkii hore ee maamulka KMG ah ee Magaalada Kismayo C/naasir Seeraar ayaa maanta sheegay in ay gacan bir ah ku qaban doonaan kooxaha qaswadayaasha ah ee ku sugan gudaha Kismaayo haddii ay isku dayaan inay amni daro ka sameeyaan Kismaayo |
|
|
|
|
|
|
Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Gen Fartaag in Saa lagu Doorto IGAD Baa ka Talisay
|
|
|
| |
Gedoweb Online mogadishu Saturday, May 18 @ 02:56:46 EDT |
|
 |
 |
 |
Shirkaaan maamul u samaynta Jubbaland State Waxaa uu bilowday muddo lagu joogo 4 sano, iyadoo dadka deegaankaan ay haysttaan kooxaha argagxixisada lagu sheego ee Al-shabaab. Dowladihii hormuudka ka ahaa hindisahaan waxay ahaayeen Kenya iyo ethiopa |
|
|
|
|
Old Articles (Wararkii Hore)
| Saturday, May 18 | | · | Jaaliyad DDSI ee mareykanka oo u hambalyeyey madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe |
| Friday, May 17 | | · | Tirada Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keenay RW Saacid Shirdoon oo sii kordhaya |
| Thursday, May 16 | | · | Banaanbaxyo Lagu taageerayo Doorashada Madaxweyne Axmed Madoobe o Ka Dhacay Gedo |
| · | Madaxweyne Axmed Madoobe oo Magacaabay Madaxweyne Ku Xigeenkiisa |
| · | Sheekh Maxamed Yusuuf Aw-libaax, Doorashadii Axmed Madoobe mid Xalaal ah ayay ah |
| · | Col Hiirale: maamulkaygu Waxaa uu ka shaqayn doonaa dhamaan Jubooyinka |
| · | Nasiibka Jubbaland,Doqonimada Axmed Madoobe, iyo Soo Noolaashaha Col Hiiraale |
| Wednesday, May 15 | | · | dhaq-dhaqaaqyo Ciidan ee labada garab oo caawa laga dareemyo Kismaayo |
| · | Gen,Cabdilahi Shiikh Ismaciil Fartaag waa Madaxweyne Xigeenka Jubbaland |
| · | Madaxweynaha Puntland oo so Dhaweyeey Doorashada Madaxweynaha Jubbaland |
| · | Madaxweyne Axmed Madoobe oo Looga fadhiyo inuu soo doorto Ku xigeenadiisa |
| · | Hambalyo:Maamulka Cusub iyo madaxweynaha Cusub ee Jubbaland Axmed Madoobe |
| · | Xafiiska Ra'iisul Wasaare Saacid oo aanan Caawo laga seexan, Mashquulna ah |
| · | Dowladda Canada oo Safiir Cusub U soo Magacowday Soomaliya |
| · | Maamulka Caabudwaaq oo Faah faahin ka bixiyay dilkii shalay ka dhacay Dhabad |
| · | Xil Qorax: Dadka Caabudwaaqow Way dhamaatay Xilligii Dowlad Wax Lagu sugi Jiray |
| Tuesday, May 14 | | · | Musharixiinta Jubbaland State oo laga rabo inay bixiyaan $3000 oo Fee ah |
| · | Maxamed Amiin oo Faah Faahin ka bixiyay Qaabkii Kismaayo looga soo celiyey |
| · | Duqeymo ka socota J/hoose iyo dowlada oo beeniyay in deegaano laga qabsaday |
| Monday, May 13 | | · | Suldaan Jaamac “Salaadiinta Jubbaland waxay isku Afgarteen inay Maamul dhistaan” |
Older Articles
|
|
| |
|