| Waraysiyada iyo Maqaalada |
| |
|
|
Koox sirdoon Mareykan ah oo kormeerto hadalada iyo warar ka soo baxo waxa loogu yeero argagixisada ayaa sheegtay maanta oo Jimce ah in Al-Shabaab ay ku baaqeen in la weeraro safaaradaha ay adduunyada ku leeyihiin dalalka Uganda iyo Burundi oo ciidamo ay ka joogaan Somalia. |
|
|
Cuqaasha beesha Warsangeli oo soo saaray baaq ku wajahan colaadda Galgala
|
|
|
|
Iyadoo ay isa soo tarayaan xiisadaha colaadeed ee ka taagan dhulka buuraleyda ah ee Galgala ka tirsan gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa odayaal dhaqameed iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Warsengeli waxay soo saareen baaq nabadeed oo looga codsanayo labada dhinac ee dagaalamay in ay wada-hadlaan oo aysan dagaal dambe isugu soo noqon. |
|
|
Al-Shabaab oo dagaal ku qabsaday Yeed iyo sheegooyin iska soo horjeeda
|
|
|
|
Xarakada Al-Shabaab ayaa gacanta ku dhigtay deegaanka Yeed ee gobolka Bakool kadib dagaal fool ka fool ah oo halkaas ku dhexmaray iyaga iyo ciidamo taabacsan DKMG |
|
|
UN urges Saudi Arabia to stop expelling Somalis
|
|
| USA Friday, July 30 @ 07:17:28 EDT
|
|
The UN refugee agency has urged Saudi Arabia to stop deporting Somalis, saying 2,000 people have recently been sent to Mogadishu. |
|
|
Punland oo sheegtay in ay ka go'an tahay in ay xididada u siibto dagaalyahanada
|
|
|
|
Maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in muddo kooban uu ku soo afjarayo dagaalka ay kula jiraan dagaalyahanada ku jira buuraha Galgala ee gobolka Bari. |
|
|
Sargaal ka tirsan SSC oo ku gacan seyray war shalay ka soo yeeray Siilaanyo
|
|
|
|
Guddoomiye ku xigeenka ururka SSC (Sool, Sanaag iyo Ceyn) ayaa diiday in kooxdu qaadato wada-hadal nabadeed oo shalay ka soo yeeray madaxweynaha cusub ee Somaliland, kaasoo sheegay in hab wada-xaajood ah lagu dhameynayo muranka gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn. |
|
|
Sheekh Atam oo beeniyey in uu Al-Shabaab ka tirsan yahay, Puntland-na eedeeyey
|
|
|
|
Hoggaamiyaha hormuudka u ah maleeshiyada dagaalka kula jirta ciidamada maamul goboleedka Puntland Sheekh Maxamed Siciid Attam ayaa meesha ka saaray in uu Al-Shabaab ka tirsan yahay amaba uu xiriir la'leeyahay inkastoo uu goor sii horeysay shir jaraa'id oo uu bixiyey ku sheegay in uu Al-Shabaab kamid yahay. |
|
|
Cabdulaahi Caabi Ducaale (Ceelbuur) oo aan Ka Waraysanay Cabudwaaq iyo Ceeldibir
|
|
| Norway Thursday, July 29 @ 13:39:52 EDT
|
|
Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxay kamid tahay magaalooyinka gobolkaas ee horumarka ka sameynayo dhinacyo kala duwan sanadahan dambe. Si aan faahfaahin badan uga helno xaaladda Caabudwaaq ee amni, waxbarasho, caafimaad iyo dhaqaale ayaa waxaa Gedoweb wareysi ka siiyey Cabdullaahi Caabi Ducaale (Ceelbuur) oo kamid ah qurbo-joogta Soomaaliyeed ee Caabudwaaq ka soo jeeda.Waraysigii Halkaan ka dhagayso |
|
|
Kenya oo ku boorisay Britain in ay gacan ka geysato dagaal ka dhan ah mucaaradka
|
|
| Nairobi Thursday, July 29 @ 09:13:11 EDT
|
|
Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday xukuumadda Britain in ay taageerto dagaal ka dhan ah maleeshiyaadka Islaamiyiinta ee Somalia iyo waliba dib u soo celinta nabadda dalkaas. |
|
|
Burcad badeeda Somalida oo fasaxay Markab xamuul oo Turkiga laga leeyahay
|
|
| London Thursday, July 29 @ 08:18:18 EDT
|
|
Kooxaha burcad badeeda Somalida ayaa siidaayey Markab nooca xamuulka qaado oo Turkiga laga leeyahay, kaasoo ay qabsadeen 23-kii March ee sanadkan sida ay sheegeen maanta oo Khamiis ah ciidamada Midowga Yurub ee xeebaha Somalia jooga. |
|
|
Taliska ciidamada Uganda oo cambaareeyey diidmada AU-da in ay weerari karaan....
|
|
| Nairobi Thursday, July 29 @ 07:56:21 EDT
|
|
Sargaal sare oo ka tirsan ciidamada Uganda ee loo yaqaan UPDF ayaa cambaareeyey qaraarka ka soo baxay shirkii Midowga Africa ee ku soo gabagaboobay Kampala, kaasoo diiday in uu meelmariyo in ciidanka AMISOM ay weerari karaan saldhigyada iyo goobaha ay Somalia ka joogaan Al-Shabaab. |
|
|
Qaar kamid ah ganacsatada Qaadka oo lagu xiray Baardheere
|
|
| Gedo Thursday, July 29 @ 07:35:13 EDT
|
|
Howlgal ayaa ciidamada ammaanka ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxay ka fuliyeen maanta suuqyada Qaadka lagu iibiyo ee degmadaas oo horay looga mamnuucay Jaadka in magaalada gudaheeda lagu dhex-gado, dad ayaa lagu qabqabtay howlgalkan. |
|
|
Cali Dheere-''Al-Shabaab wax shuqul ah kuma lahan dagaaladii Puntland ka dhacay'
|
|
| Muqdisho Thursday, July 29 @ 07:18:00 EDT
|
|
Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa shir jaraa'id oo uu magaalada Muqdisho ku qabtay ku shaaciyey in Shabaabka aanay ku lug laheyn dagaaladii dhawaan ka dhacay buuraha Galgala ee gobolka Bari. |
|
|
Maxaad u keentay walaalkaa markii aad taajirtay?, by: Maxamed Xuseen Cabdi
|
|
| Opinion Wednesday, July 28 @ 15:19:58 EDT
|
|
Sheekadaan waa sheeko caan ka ah inta badan wadanka south africa, Somalida ku nool wadanka konfur afrika badankeeda waxay ka ganacsadaan meelaha ay dagan yihiin dadka madowga ah oo tuulooyinka ah. |
|
|
Midowga Yurub oo u ballanqaaday Kenya taageero dheeraad ah oo ku saabsan.....
|
|
| Nairobi Wednesday, July 28 @ 14:27:41 EDT
|
|
Midowga Yurub wuxuu Kenya u ballanqaaday taageero dheeraad ah oo la xiriirto maxkamadeynta kooxaha burcad badeeda Somalida, kuwaasoo afduuba Maraakiibta shisheeye ee isaga kala goosha marinada caalamiga ah. |
|
|
Madaafiic caawo dad ku dishay Muqdisho
|
|
| Muqdisho Wednesday, July 28 @ 13:55:09 EDT
|
|
Tiro madaafiic ah oo ku dhacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa dilay dad rayid ah, qaar kalana dhaawacay caawo. |
|
|
U.K. fugitive wanted for 2003 murder arrested in Toronto
|
|
| USA Wednesday, July 28 @ 13:45:44 EDT
|
|
An international fugitive wanted for murdering a man by hitting him on the head with a weightlifting bar has been arrested in Toronto and is awaiting an extradition hearing |
|
|
Mudanayaal laga saaray baarlamaanka Puntland
|
|
|
|
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa waayey xubinimadoodii kadib markii fadhi ay baarlamaanku yeesheen cod loogu qaaday, iyagoo lagu eedeeyey in qadyad ka dhan ah Puntland ay wadeen. |
|
|
Ciidamo ay leedahay DKMG oo ku soo qulqulayo Kala-Beyrka iyo B/weyne oo qasan
|
|
|
|
Ciidamo ka amar qaato dowladda KMG ayaa soo gaarayo marba marka ka dambeysa isgoyska Kala-Beyrka ee gobolka Hiiraan, kuwaasoo ka imanayo dhulka Ismaamulka Somalida ee Ethiopia. |
|
|
Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirada
|
|
| Hargaysa Wednesday, July 28 @ 07:46:58 EDT
|
|
Maalin uun kadib markii madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu xafiiska si rasmi ah ula wareegay markii loo dhaariyey ayaa maanta wuxuu magacaabay golaha wasiirada. |
|
| |
|