![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Dhamaan shaqaalaha, maamulka iyo Bahwaynta Gedoweb waxay hambalyo u dirayaan Dr Axmed Xuseen Macalin (Gurey) iyo Khadiijo C/waaxid Siraad oo dhawaan uu meherkoodu ka dhacay magaalada B/xaawo ee gobolka Gedo ![]() ![]()
Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu guurkooda ka dhigo kii lagu nagaado, lagu raago, ilaahayna uu kala siiyo awlaad suuban oo dadkooda, diintooda iyo dalkooda wax u tara Aamiin!Aamiin ![]() ![]() ![]() |