| Waraysiyada iyo Maqaalada |
Idaacadda Maalinlaha ah ee Markableey Radio, Baardheere, Gedo..


Xuska Dhalashada Nabiga NNK" Waa Bidco: Sh Cumar Faaruq, Sh umal, Sh C/raxman

 Daawo Masawirada Shirkii Leicester, UK
  Daawo Masawirada Xafladd lagu balaarinayo Jaamicadda gobolka Gedo ee degmada B/dheere oo lagu qabtay Nairobi, Kenya

 Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo qeylodhaan (qaylodhaan). Waa heees loogu baroor diiqayo dadkii sida waaxuushnimada ah qaraxa lagula beegsaday hotel shaamow. Mu'alafika heestan, Cabdi Shire Ciyaar Jecel ...

 Waraysi ay Gedoweb la yeelatay Gudoomiyaha G/Gedo Mudane Xuseen Sh Cabdi Ismaaciil (Fareey): Warysigaas oo dhinacyo badan taabanayo


Xafladdii soo dhawaynta Wasiirka Dib U Heshiisiinta iyo Nabadaynta ee DFKMG ah ee Magaalada London Mudane C/rashid Xaaji Deerow


Hooyo Soomaaliyed oo wiilkeedu ku xiran yahay Guantanamo bay muddo 4 sano Ah DAAWO MASAWIRADA

 Xamareey yaa arkay: Halkaan ka daawo masawo cusub oo Xamareey ah
 Tasci:Inaa lillah wainaa ilaahi rajicun Marxuumad Xaawo Siyaad Barre

 Degmada B/dheere sanadkii 1940

 Somali Guerrilla Chief Says he'll Ignore the truce


Danta Guud by Cabdi Jamac Aw-Aden


Hanaanka dhismaha Gudiyada Qurbajoogta iyo habkii lagu heshiiyey


Ururka Dhalinyarada Caabudwaaq oo taageeray shirka Columbus, OH


Waraysi: Guddoomiyihii Hore ee Degmada G/haarey Nabadoon Gaarane Nuure


Waraysi: Gudoomiyaha Degmada B/xaawo Mudane Axmed Burkuus


Waraysi: Guddoomiyaha Qabanqaabada Shirka Sade ee Columbus, OH Mudane C/Nuur Sh C/Salaan
 Talo Keen ahow ama talo raac by Drs Haweeya Maxamed Siyaad


Martiqaadak SDF ay u Fidisay Beesha Sade iyo Shirka Columus, Ohio


Gobolka Gedo oo taageero buuxda u muujiyey Shirka Beesha Sade ee Columbus, Ohio


Maanso gabay "Xasarad" Abwaan Duraan A. Shirwac


HADAAN GAARIN KULA JARIN ILEEYN NOOLASHU GUUL MA LEH by Ayaanle Hiirad

 Beesha Reer Nuur Ugaas Diini ee Mareexaan oo dooratay Suldaan Cusub

 Daawo Al-Shabaab iyo Qabuuraha waxa kala haysta
Way Gaaloobeene Kala Guura WD: Cali-Daahir X Muxammad
 Faallo: Maxaa si ka ah C/risaaq JiiJiile waa fududaadaye by Xaad 
 Maqaal: Mudadii Maxaakiimta ilaa iyo Maanta by Cali Daahir
 Waraysi: Dr Shaafici oo ka hadlaya cudurka Daacuunka
 Waraysi: Gudoomiyaha G/haarey Maxamed Xashi

Cabdi xaaji Goobdoon iyo qoraalkii ka soo baxay DFKMG ah iyo jawaab uu bixiyey Xildhibaan Nuur Mataan

Waraysi: Afhayeenka Maamulka B/dheere Aadan (Barakaale)


Geeisyadii Soomaaliya: Nuur Ibn-Mujaahid, Amiir Nuur, Axmed Gurey


Caleemo saarkii Ugaaska Geri Koombe Daawo Masawirada
|
|
| |
|
Warqad Furan Oo Ka Soo Baxdey Ururka Aqoonyahanadda Gobollada Gedo, Galgaduud &
|
|
| USA Monday, March 15 @ 14:25:59 EDT
|
|
|
Ku: Madaxweynaha Dawlada Kmg Ah Ee Soomaaliya
Ku: Labada Golle Ee Dawlada Kmg Ah Ee Soomaaliya.
Og: Wax-Garadka & Dhalinyarada Goboladda Gedo, Galgaduud,& Jubooyinka.
Ujeedo: Qaadicid Heshiiska Ahlusuna Waljameeca & Dawlada Kmg ah Ee Magaalada Addis Ababa. |
|
|
Xaflad soo dhawayn ah oo SDSI ay u samaysay Xildhibaan Aadan Buulle
|
|
| USA Monday, March 15 @ 14:20:32 EDT
|
|
Xaflad soo dhaweyn ah oo uu soo qabanqaabiye Ururka SDSI oo si heer sare ah loo soo aagsimay siweyna looga soo qaybgalay ayaa loo sameeyey xildhibaan Adan Buulle oo booqasho ku soo gaaray dalka Maraykanka. Xafladda oo si weyn loo soo agaasimay waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo waxgarad badan oo ka tirsan jaaliyadda Sade ee Columbus, Ohio. |
|
|
DKMG iyo Ahlu-Sunna Wal-Jameeca oo heshiis ku saxiixday galabta Addis Ababa
|
|
| Muqdisho Monday, March 15 @ 13:54:13 EDT
|
|
Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia waxaa heshiis ku gaaray galabta dowladda KMG iyo culimada Ahlu-Sunna Wal-Jameeca kadib maalmo shirar ay u fadhiyeen wafuud labada dhinac kala mataleysay. |
|
|
Arrin dad badan ka yaabisay oo ka dhacday deg. Takaaba ee G/W/Bari Kenya
|
|
| Opinion Monday, March 15 @ 12:46:40 EDT
|
|
Magaalada Taakaaba ee ka tirsan Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxa ka dhacdey arrin Mucjiso ah oo ka yaabisey dadka magaaladaas iyo Soomaalida degan Gobolka Waqooyibari Kenya. |
|
|
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay
|
|
| Muqdisho Monday, March 15 @ 08:50:32 EDT
|
|
Wafdi uu horkacayo madaxweynaha dowladda KMG ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kadib safarro kala duwan oo ay dalalka dibadda ku soo bixiyeen. |
|
|
Xildhibaankii labaad oo iska casilay xubinimada baarlamaanka Somalia
|
|
|
|
Mudanihii labaad oo ka tirsanaa baarlamaanka KMG ee Somalia ayaa isaga baxay oo ka tanaasulay xubinimada baarlamaankaas kadib markii uu maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. |
|
|
Ahlu-Sunna Wal-Jameeca oo qaadacay heshiiska Addis Ababa ee iyaga iyo dowladda
|
|
| Nairobi Monday, March 15 @ 07:58:26 EDT
|
|
Culimaa u diinka Ahlusunna Wal jamaaca ee ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalkaa Kenya ayaa sheegay maanta inaysan taageersanaayn shirka ka socda magaada Adis abaaba ee xarun dalka Ethiopia kaasi oo ay wada qaadanayaa Dawlada KMG ee Soomaaliya iyo culimada Ahlu-Sunna si ay heshiis u gaaraan. Daawo masawirada |
|
|
Hoggaanka Al-Shabaab oo ciidamadiisa ugu baaqay in amarada la faro ay qaataan
|
|
| Muqdisho Monday, March 15 @ 03:56:57 EDT
|
|
Hoggaamiyaha ugu sareeyo ururka Al-Shabaab Sheekh Muqtaar Cabdiraxmaan Abuu-Zubeyr ayaa soo diray khudbad uu ku wajahneyd dhallinyarada la ciidamadeeyey ee Xarakadan u dagaalanta. |
|
|
Boqore:-''Waan xanuunsanahay, wayna ii diideen caafimaad dibadeed''
|
|
| Muqdisho Monday, March 15 @ 03:46:50 EDT
|
|
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka DKMG Mudane Cismaan Cilmi Boqore ayaa si adag ugu eedeeyey ra’iisal wasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamaanka in ay u diideen caafimaad dibadda ah oo aadi lahaa. |
|
|
Agence France Presse: Somali govt forces 'inefficient and corrupt': UN
|
|
| Nairobi Sunday, March 14 @ 05:55:39 EDT
|
|
Despite international assistance the Somali government's military forces are ineffective and corrupt, and it remains dependent on foreign troops for survival, a UN group concluded in a report. |
|
|
Heshiiska ay gaarayaan dowladda iyo Ahlu-Sunna oo laga yaabo in uu fashilmo
|
|
|
|
Waxaa aad looga cabsi qabaa in uu fashil iyo kala tag ku dhammaado heshiis lagu wado in magaalada Addis Ababa ay ku garaan DKMG iyo culimaa u diinka Ahlu-Sunna Wal-Jameeca markii culimadan ay isku khilaaftay in dowladda lagu biiro. |
|
|
Punland oo uu khilaaf ka taagan yahay kadib markii xilka laga qaaday madaxii PIS
|
|
|
|
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa ka taagay khilaaf ka abuurmay kadib markii Jimcihii la soo dhaafay uu madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroolle uu xilkii ka qaaday agaasimahii hay'adda la dagaalanka argagixisada (PIS), islamarkaana uu beddelay magacii laantaas. |
|
|
Mareykanka iyo Ruushka oo iska kaashanayo xidida u siibidda burcad badeeda
|
|
| Djibouti Sunday, March 14 @ 04:57:27 EDT
|
|
Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa ku dhawaaqay in iskaashi buuxa oo caalami ah ay ka yeelayaan la dagaalanka kooxaha burcad badeedka Somalida kadib kulan ay qaateen saraakiil kala metaley labada dal. |
|
|
Dagaalada deegaanka Bacaadweyn oo sii socda iyo khasaare badan oo ay sababeen
|
|
|
|
Inka badan toddobaad waxaa uu dagaal wali ka socdaa deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug, dagaaladan oo u dhexeeya beelaha Saleebaan iyo Qubeys ayaa ka dhashay kadib markii la isku qabsaday deegaanno ay wada-degaan beelahan. |
|
|
Howgal amni oo laga sameeyey degmada Doolow ee G/Gedo oo dad lagu soo xiray
|
|
| Gedo Sunday, March 14 @ 04:26:21 EDT
|
|
Ciidamada maamulka degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa qaaday howlgal lagu tilmaamay kuwii ugu ballaarnaa oo lagu soo qabtay tiro dad ah oo lagu eedeeyey in ay abaabulayeen falal ka dhan ammaanka degmadaas. |
|
|
Wasiirka lacagta oo beeniyey in ay iibsadaan Visaha diblamaasiyiinta la siiyo
|
|
| Muqdisho Sunday, March 14 @ 04:14:02 EDT
|
|
Wasiirka lacagta dowladda KMG Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray Qaramada Midoobey oo lagu sheegay in ay saraakiisha dowladu ay sii iibiyaan Fiisooyinka safarada dibadda loo siiyo. |
|
|
HOGGAAMINTA WANAAGSAN (Buug Cusub) Qore:Dr Cabdi Shire Warsame
|
|
| London Saturday, March 13 @ 18:05:15 EST
|
|
Hoggaamintu waxay muhiim u tahay nolosha iyo horumarka aadamiga, habsami u adeegsigeeduna wuxuu suurtogeliyaa in la gaaro halka la higsanayo. Haddii aan hoggaamin jirin laguma guuleysan karo gaaritaanka halka maanka lagu hayo. Siyaabaha ay aqoonyahannada faraha badani ku kala macneeyeen, waxaa ka mid ah in ay tahay saamayn lagu saameeyo dadka; taas oo lagu doonayo in lagu mideeyo tamarta iyo waxqabadkooda ku aaddan yoolal cayiman. |
|
|
Mareykanka oo gaashaanka ku dhuftay in uu howlgal militari ku qaadayo Somalia
|
|
| USA Saturday, March 13 @ 08:17:50 EST
|
|
Dowladda Mareykanka waxay beenisay in ay dowladda federaalka kala qeybgaleyso howlgal la shaaciyey oo ka dhan ah xoogaga Islaamiyiinta, waxaana Mareykanku sheegayaa in marnaba aysan u qorsheyneyn in ay si toos ah u farageliyaan xaaladda Somalia. |
|
|
Magaalada Muqdisho oo maanta xasiloon kadib saddex maalmood oo dagaal ka socday
|
|
| Muqdisho Saturday, March 13 @ 08:04:06 EST
|
|
Guud ahaan waxaamaanta degan magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia kadib markii saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ka socdeen dagaallo culus oo u dhexeeyey ciidamada dowladda oo taageero ka helayey kuwa AMISOM iyo kooxaha mucaaradka. |
|
|
Maleeshiyada X-Islaam oo ka baxay dagaalka Muqdisho, ma dhabaase inay dowladda..
|
|
| Muqdisho Friday, March 12 @ 15:23:25 EST
|
|
Maleeshiyada qeybta aan badneyn ku lahaa dagaalada magaalada Muqdisho ayaa la xaqiijinayaa in ay xalay baneeyeen dhufeysyadii ay kaga jireen goobaha ay dagaaladu ka socdeen, waxaana dhanka kale soo baxayo in ay dowladda KMG ku biiri rabaan |
|
| |
|