Gedoweb Online - Talo raac noqo ama Talo Keen Noqo by Drs. Haweeya Maxamed Siyaad

Contact us @ Gedoweb@gedoweb.com. >>>The Most Reliable News Network>>>>We Just Report


Waraysiyada iyo Maqaalada
 
Kooxda Qaylo Dhaan iyo Kawaankii Dadka



 

Daawo Video Cusub oo Ku Saabsan Socdaalkii Gudoomiye C/Nuur ee Holland








Waraysi: Dr Cabdi Shire iyo Buugiisa Cusub ee "Hogaaminta Wanaagsan"









Dr C/risaaq C/laahi Warsame, Dhakhtra Ku Dayasho Mudan by Garjeex







Saadaal Media oo hawada dib ugu soo noqday 



 
 
Wargayska Gogol 
AminArts
Arts Osman
Aflax.net
Alfaghistudio
Albakrioil.com
Abaaqaroow
Adaltribune
AllBanadir
Alldalka
Allsomali
Allwadani
Allgedo.com
AllPuntland.Com
Allceeldheer
 Ambcom  aqaad.
Banadir City
.Bilansom.
Banadircity.net
BlueStar studio
Banadir
Banaadiri
BBC Somali
Biyokulule
Boramanews.com
Buuloburde
Buurhakaba
Baraawepost
.Puntlander

Caabudwaaq Online 
 Ceel-Cadde 
Calayaale
Cowslafil.com
Ceel-waaq
Carmooyin.com
Dadnimo.com
Dailypuntland
Dulmidiid 
Dayniile
Dalka Somalia
Deeyoo
Dhagaxtuur
Doollo
Diilhare.com
Dulmane
Dhaqankahawiye
.Galgaduudpost
Ganane
Godeynews
Gendershe.com
Gobeey
Geedoole
Gedonet
Gedoland
Goobjoog
.Ufurow
Hillaac.ne
Huriwaa
homelandmedia
Hiiraan
History of Banadir
Hamarey
Harardhere
Harowo.com
Halgan.Net
Hornafrik
Hobyo-one
Heegan.net
HorseedNet
 
iQraPress
Idamaale
Irinnews
 Ilays
Jowhar.com
Jammaame
Janaale
Jubanet
Jijigawe
Kubadda
Kacdoon
Kulmis
Luuq.com
Luuq.Net
 
MarkaCadey.Net
Mareeg.com
Muqdisho Times
Midgaan.com
Midnimo.com
Moga University
Mudug online
Onkod
Qaranimo
Qaadisiya.com
Qorahay
Runta
 Somalitimes 
RSTV Online
Radio free Somalia
Radio Laascaan
Radio Banadir
Sahanradio.
 
Safariphone
Somali Swiss
SCC
Safka-hore
Shabelle.net
Somali Media
Somalia News
Somalitalk
SomaliNet
SomaliOz
Somali refu Yemen

Somalitimes
Somaliland today
Somalivoices
Somaliwide.com
Somali wide
SoomaaliNews
Somaliweyn
Somsports.com
.Waagacusub
 Wordsom
Talowanaag
.Waayah
Warqabad.com
Wabishabeele
Wariye
Widhwidh
Waxweyn
Wardheernews
Wadanka.com
 
XamarNet.Com*
Xamar Shop
Xararyaale
Xog-waran.com
Xurnimo
Xaraash

  
Talo raac noqo ama Talo Keen Noqo by Drs. Haweeya Maxamed Siyaad
Posted by opinion
Thursday, May 21 @ 16:38:02 EDT
Headline News Waxaan halakan u dirahayaa bogaadin iyo hambalyo waxgaradka reer Sade ee qabanqaabiyey shirweynaha nagu soo fool leh ee lagu qaban doono magaalada Columbus, Ohio.

Taa dabadeed, anigu shaqsi ahaan ma ahi qof qabiili ah laakin waxaan rumeysanahay haddeey isu
habarwacashadeena aay waxtareyso dib u dhisidda iyo horumarinta gobollada aan dhalyo ahaan ka soo jeedno, waxaan diyaar u ahay inaan intii karaankeey ah aan gacan ka geysto.

War reer Sadoow miyaad diiddan tihiin inaan iskaashano oon gobolladeeni horumarinno? Waxaan ku kalsoonahay ineey jawaabtu tahay maya, kolka mugdiga nagu kala jira maxaan isaga saari la'nahay?  

Waxaa in muddo ah soo jiitamaysey bal aan madal isugu nimaano oon lafogurno caqabadaha na hortaagan.Taasi waxaad mooda ineey soo dhaboobeyso oo haddii Eebe ka raalli noqdo, la isu imaan doono 5/28/09.

Marka Walaalayaal, wakhtiga yaanan isaga lumin wax raad iyo cirib toona lahayn oo kala jabkeena abuurahaya ama sa'dinahaya.

Waxaa igu maqaala ah, in la wado propaganda lagu kala jabinahayo lafaha kala duwan ee Sade ka kooban yahay.Anigu kolleey iima kala soocna lafta uu yahay, iyo bahda uu yahay qofkii Sade ku abtirsada. Sade inuu hal yahay baan ogahay, intaasaana uga hareywareysiga noocaas ah.

Waxaa igu maqaala ah in dacayad raqiis ah socoto oo ah hebel baa jago isu raba iyo hebel baa la caleema saarahayaa. Soomalidu waxay ku maahmaahdaa ninkii hoyadey guursadaa waa adeerkey, cidkastaba ha hogaamiso hayaankaan dheer een gobolladii lagu dhisahayo, kolka maxaa ka quseeya danteena guud cidduu ka yahay Sade qofka na hogaaminahaya.

Waxaa igu maqaala ah in qaarkeen shirka uga soo horjeedaan, la iima yeerin. Yaad ka sugeysaa inuu ku casumo? Haddaad talo wax ku ool ah hayso soo bandhig oo imow, cidna marti ugama tihid madasha beeshu go'aamada ku gaarahayaan.

Maantaan soo gaarney bilawgii hayaankeena horumarineed ooy beela kale gaareen sannado ka hor,Ilahay baan idinku dhaarshe u naxa masaakiinta colaada iyo cunto xumida aafeyeen ee ku sugan gobolladii. U fududeeya dhalinyaradaan barakeysan ee wakhtigooda qaaliga ah u hibeeyey fulinta saanqaadka isku fillanshaha beesha.

Dhallinyaradaan waxay ka maran yihiin caajis, cabsiin, shaki,welwel,dib u gurasho,isu godid,niyad jabin,laandheeraan ahay, laangaabaan ahay. Waxaa u cad talaabada taarikhiga ah ee horumarineed, cidna uma joogsanahayaan. Waxaan filahayaa intaan gartey qofkasta wuu garankaraa,marka waa waajib muqaddas ah inaan ama talo racayaal noqono ama talo keenayaal noqono.
 
Adduunka laguma arag annaga ka horow ummad rabta giddigood wada hoggaamiye ineey noqoto,
waxaa wax hoggaamiya qofkii garaadkiisa iyo kartidisa loo bogo lana isku raaco, lafkasta ha ka soo jeedo.
Waxaan warkeyga ku soo gabogabeeyey Allaha Weyn baan nooga baryey inaan noqo kuwii is afgarta waxna wada qabsada.

Ilahay jidka toosan oo in mudda ahba aan ka lunsaneyn hanagu hagaajiyo.Amin

Mahadsanidin
Drs. Haweeya Mohamed Siyaad
hasi1@msn.com
WWWB

 
Related Links
· More about Headline News
· News by opinion


Most read story about Headline News:
QORSHE HORUMARIN G/GEDO ( oo ku socda Maamulka cusub) by A/rasak X/farax


Article Rating
Average Score: 4.5
Votes: 4


Please take a second and vote for this article:

Excellent
Very Good
Good
Regular
Bad


Options

 Printer Friendly Printer Friendly


All logos and trademarks in this site are property of Gedoweb Online. The comments are property of their posters, © 2005 by Gedoweb .
PHP-Nuke Copyright © 2005 by Francisco Burzi. This is free software, and you may redistribute it under the GPL. PHP-Nuke comes with absolutely no warranty, for details, see the license.
Page Generation: 0.13 Seconds