Shalay degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa looga dhawaaqay ciidamo ammaan oo tiradoodu dhan tahay 60 askari, ciidamadaas ayaa la sheegay in ay sugi doonaan nabadgelyada gudaha degmada iyo hareeraheeda kadib markii ay soo bateen ficilada ka dhanka ah amniga.
Hadaba waxyaabaha ay ciidamadaasi qabanayaan ayaa wariyaha Gedoweb uga soo waramo gobolada Jubbooyinka Maxamed Xaashi Tawakal waxaa uu ka wareystay afhayeenka maamulka degmada Baardheere Aadan Xaaji Xuseen (Barakaale) oo uu ugu horeyn weydiiyey howsha ciidanka waxa ay tahay. Waraysigii Halkaan ka dhagayso
Riix