Gedoweb Online - Xafladdi Wasiirka Dib U Heshisiinta iyo Nabadeynta Mudane C/rashiid Xaaji Deerow

Contact us @ Gedoweb@gedoweb.com. >>>The Most Reliable News Network>>>>We Just Report


Waraysiyada iyo Maqaalada
 
Kooxda Qaylo Dhaan iyo Kawaankii Dadka



 

Daawo Video Cusub oo Ku Saabsan Socdaalkii Gudoomiye C/Nuur ee Holland








Waraysi: Dr Cabdi Shire iyo Buugiisa Cusub ee "Hogaaminta Wanaagsan"









Dr C/risaaq C/laahi Warsame, Dhakhtra Ku Dayasho Mudan by Garjeex







Saadaal Media oo hawada dib ugu soo noqday 



 
 
Wargayska Gogol 
AminArts
Arts Osman
Aflax.net
Alfaghistudio
Albakrioil.com
Abaaqaroow
Adaltribune
AllBanadir
Alldalka
Allsomali
Allwadani
Allgedo.com
AllPuntland.Com
Allceeldheer
 Ambcom  aqaad.
Banadir City
.Bilansom.
Banadircity.net
BlueStar studio
Banadir
Banaadiri
BBC Somali
Biyokulule
Boramanews.com
Buuloburde
Buurhakaba
Baraawepost
.Puntlander

Caabudwaaq Online 
 Ceel-Cadde 
Calayaale
Cowslafil.com
Ceel-waaq
Carmooyin.com
Dadnimo.com
Dailypuntland
Dulmidiid 
Dayniile
Dalka Somalia
Deeyoo
Dhagaxtuur
Doollo
Diilhare.com
Dulmane
Dhaqankahawiye
.Galgaduudpost
Ganane
Godeynews
Gendershe.com
Gobeey
Geedoole
Gedonet
Gedoland
Goobjoog
.Ufurow
Hillaac.ne
Huriwaa
homelandmedia
Hiiraan
History of Banadir
Hamarey
Harardhere
Harowo.com
Halgan.Net
Hornafrik
Hobyo-one
Heegan.net
HorseedNet
 
iQraPress
Idamaale
Irinnews
 Ilays
Jowhar.com
Jammaame
Janaale
Jubanet
Jijigawe
Kubadda
Kacdoon
Kulmis
Luuq.com
Luuq.Net
 
MarkaCadey.Net
Mareeg.com
Muqdisho Times
Midgaan.com
Midnimo.com
Moga University
Mudug online
Onkod
Qaranimo
Qaadisiya.com
Qorahay
Runta
 Somalitimes 
RSTV Online
Radio free Somalia
Radio Laascaan
Radio Banadir
Sahanradio.
 
Safariphone
Somali Swiss
SCC
Safka-hore
Shabelle.net
Somali Media
Somalia News
Somalitalk
SomaliNet
SomaliOz
Somali refu Yemen

Somalitimes
Somaliland today
Somalivoices
Somaliwide.com
Somali wide
SoomaaliNews
Somaliweyn
Somsports.com
.Waagacusub
 Wordsom
Talowanaag
.Waayah
Warqabad.com
Wabishabeele
Wariye
Widhwidh
Waxweyn
Wardheernews
Wadanka.com
 
XamarNet.Com*
Xamar Shop
Xararyaale
Xog-waran.com
Xurnimo
Xaraash

  
Xafladdi Wasiirka Dib U Heshisiinta iyo Nabadeynta Mudane C/rashiid Xaaji Deerow
Posted by London
Monday, November 02 @ 21:02:03 EST
Headline News Xafladd si aad ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo nabadaynta Mudane c/rashiid xaaji Deerow ayaa maanta ka dhacdey Xaafadda Holloway ee Waqooyiga magaaladda London. Xafladdan oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah Jaalliyadda Soomaaliyeed. ee magaaladda london ayaa waxaa halkaasi markii ugu horeysay ka hadley Shiikh Maxamuud Shiikh Daahir oo halkaasi ka jeediya wacdi iyo afkaar kale oo wax ku ool ah, sidoo kale waxaa halkaasi hadallo wax ku ool ah ka soo jeediyey Khadiijo Maxamed Shire oo ka mid ah Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee London,waxayna mahad naq usoo jeedisay kasoo qayb galayaashii Daawo Masawirada

kulankan aadka loo soo agaasimay maadama haween ahaan ay ahaayeen kuwii ka danbeeyey qabanqaabada iyo suurta gelin kulankan quruxda badnaa intaas kadibna waxaa cod baahiyaha daadihiyihii kulanka mr durraan shirwac kusoo dhaweeyey si gooni gooni ah oo halkaa ka hadlay cabdi diiriye(cabdi-dheere) farxaan ugaas cumar, aaden cilmi iyo weliba hooyo nuuro caanood ah abwaanad cod kara oo halkaa halkaa kasoo jeedisay erayo dhiira gelin iyo xamaasad ku beeray kasoo qayb galayaashii kulankaan soo dhaweynta iyo xog waraysiga ahaa waxayna halkaas kusoo bandhigtay suugaan noocyo kala gedisan leh oo aad u xiisa badan

kadibna waxaa halkaa ka hadlay c/llaahi jimcaale faarax oo warbixin ku aadan jaaliyada kasoo jeedayey madashaa waxuuna halkaa ka yiri war la qabaa xiisa malahan
hadal badana haan ma buuxshee waxaan wasiir kugusoo dhaweynayaa codbaahiyaha
si aad warbixin dhaba nooga siiso xaalada dhan walbaa oo ka jirta dalkii
waxaana hadalkii qaatay wasiirka wasaarada dib u dajinta iyo nabadeynta dawlada
ku meelgaarka ee fadaraalkaa mudane- c/rashiid xaaji deeroow
Xafladdan oo ahayd mid looga warqaadanayey Wasiirka Dib U Heshiisiinta iyo Nabadeyinta kaaso siiyey Jaalliyadda warbixin ku saabsan xaaladda uu Dalku maanta ku suganyahay hadey noqon lahayd dhanka nabadeynta,dib u heshiisiinta iyo marxaladaha kala gedisan ee dalku marayo sida abaaraha iwm

waxuuna ugu dambeyn kusoo gunaanaday kana codsadey Jaalliyadda in ay ku biiriyaan Tallo iyo Tusaalle
sidii lagu gaari lahaa dib u heshiisiin buuxda maadama jaaliyadaha dibada
ay kaalin buuxda ka qaadan karaan dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska dalka
taasoon inta badan looga baran masuuliyiinta dawlada inay talo bixin waydiistaan
shacabka soomaaliyeed waana talaabo aad u wanaagsan oo ku dayasho mudan
midii uu mudane c/rashiid xaaji deeroow uu kaga codsaday shacabka uu masuulka ka yahay inay rayigooda iyo talo bixintooda ay usoo bandhigaan oo ay lama huraan tahay
taasoo ayuu yiri inay aas aas u noqon karto rayigoodu nabadaynta dalka.

waxaana halkaa oraahdooda iyo talo bixinba kasoo jeediyey xubno ay ka mid ahaayeen,
Gen- xusseen shuqul
Col- c/weli sheekh(nucnuc)
Col- xasan nuur colujoog
Amb- axmed shiikh maxamed
Mr- suldaan axmed nuur
Pro- xasan cali maxame
Mr- cllaahi garoon
iyo dad kaloo fara badan
waxuuna wasiirku ka balanqaaday inuu waxii talo iyo tusaale jaaliyadeed ah uu u
gudbindoono dawlada kumeelgaarkaa oo uu wasiirka ka yahay
kulankiina waxuu kusoo gabagaboobay jawi aad u qurux badan oo ay kuwada qanceen
kasoo qayb galayaashii madasha isugu yimid oo boqolaalo kor u dhaafayey.

waxaana barnaamijkaas xiriirinta iyo daadahayntiisaba hormuud u ahaa
durraan c/llaahi shirwac cam- raage m shirre

durraan shirwac -dshirwa@yahoo.com
01-11-2009
london/uk
 
Related Links
· More about Headline News
· News by London


Most read story about Headline News:
QORSHE HORUMARIN G/GEDO ( oo ku socda Maamulka cusub) by A/rasak X/farax


Article Rating
Average Score: 0
Votes: 0

Please take a second and vote for this article:

Excellent
Very Good
Good
Regular
Bad


Options

 Printer Friendly Printer Friendly


All logos and trademarks in this site are property of Gedoweb Online. The comments are property of their posters, © 2005 by Gedoweb .
PHP-Nuke Copyright © 2005 by Francisco Burzi. This is free software, and you may redistribute it under the GPL. PHP-Nuke comes with absolutely no warranty, for details, see the license.
Page Generation: 0.20 Seconds