|
"Xuska Dhalashada Nabiga NNK" Waa Bidco: Sh Cumar Faaruq, Sh umal, Sh C/raxman,
|
|
Posted by Opinion Thursday, February 18 @ 03:56:25 EST
|
|
Bishaan waa bishii meelo badan oo dunida dacaladeeda ah laga xusi jiray dhalashada nabigeenii Suubanaa NNK. Hadaba waxaa is waydiin leh xaaraanimada samaynta xuska NNK. Culimo badan oo dunida Islaamka ka mid ah ayaa qaarna baneeya samaynta xuska, qaarna bal inay baneeyaan iskaba daaye, ku tilmaama shay bidco ah oo cadaab iy Carro rabbii umadda u soo jiidi kara. Culumada Somalida kuwooda ugu waawayn oo ay ka mid yihiin Sh Umal, Sh C/raxman Sh Shariif, Sh Maxamed Rashad, Sh Cumar Faaruuq iyo kuwa kaleba way ka digeen ku dhicidda Bidcada
Halkaan ka daawo Culimadii Soomaliyeed iyo waxay ka qabaan Mowliidka ama xuska Nabi Maxamed NNK. Riix
Haddii aad tahay caalim aaminsan in xusku uu yahay shay xalaal ah fadlan Waxaan jeclaan lahayn in umadda Islaamku ay ku maqlaan. Noogu soo hagaaji Cinwaankayaga oo ah gedoweb@gedoweb.com
Gedoweb Online |
|
| |
|